
Gudoomiyaha Komishanka maamul wanaaga jsl
...KOMISHANKA MAAMUL WANAAGA JSL........Gudoomiyaha Komishanka maamul wanaaga jsl
Dr Adaan Axmed Daahir ayaa tababar socdey laba maalmood usoo xidhay Agaasime waaxeedyada Komishanka maamulwanaaga jsl.
Tababarkaas oo ay soo qaban qabisay Hayada UNDP.
Sidoo kale waxa halkaas ka hadley oo Agaasimayaasha tababarka loo qabtey la dardaarmay Gudoomiye ku xigeenka Komishanka maamul wanaaga Garyaqaan Madar siciid xasan una mahadnaqey UNDP.
Waxa kalo halkaas ka hadley madaxda xafiska UNDP ee Hargeisa.
Waxa kalo kasoo qey galay Komishaneerada Komishanka Maamul wanaaga jsl.
