Waxaan halkan ku  wargalinaya  shaqaalaha  GGC in ay maalimaha  axada iyo isniinta tariikhduna tahay  21/03/2021-22/03/2021 saacadu markay tahay  9:00AM tababar ku qaadan doonan hallka xafiiska.   tababarka habraaca  maaraynta hawl-qabadka iyo qiimaynta shaqaalaha komishanka. 
tababarkan waxaa soo qaban qaabisay waaxda cududa Shaqaalaha GGC