Agaasimaha guud ee komishanka maamul wanaagga JSl

Agaasimaha guud ee komishanka maamul wanaagga JSl Marwo Deeqa Xaashi ayaa tababar u furtay qaar ka mid ah shaqaalaha komishanka,tababarkaas oo ku saabsan habraaca kormeerka iyo baadhista.