Agaasimaha guud ee Koomishanka Maamul wanaaga Deeqa Xaashi Xandulle

Agaasimaha guud ee Koomishanka Maamul wanaaga Deeqa Xaashi Xandulle ayaa magacawday Masuuliyiin cusub oo kamid ah madax qaybeedyada Koomishanka.