Xilka iyo waajibaadka waaxda
1. Kormeerida iyo qiimaynta hay’daha Dawlada.
2. Tayeynta iyo dib u habaynta hay’adaha Dawlada.
3. Isku xidhka hay’adaha dawlada iyo komishanka
4. Isku dubaridka iyo qaabaynta hawlaha maamul wanaaga
5. U qaybsanaanta Komishanka Barnaamijyada maamul wanaaga
6. Tababaro siinta bulshada habka & hanaanka maamul wanaaga
7. Hirgalinta hay’do dawladeed oo ku dhisan maamul daadajin.

Ujeedada Waaxda

❖ In la helo hay’do dawladeed oo ku dhisan isla xisaabtan & banyaalnimo

❖ In helo Hay’addo dawlaadeed oo ku shaqeeya siyaasado cad

❖ In la tayeeyo hay’adaha dawliga

❖ Iyo in dib habayn lagu sameeyo hay’adaha Dawlada.

❖ In la helo nidaam dawaladeed oo ku dhisan maamul daajajin

Qaab DHismeedka Waaxda.

1-Madaxa Kormeerka Iyo Qiimaynta

2-Madaxa Horumarinta Dawladaha Hoose.


3-Madaxa Tayaynta Ha'yadaha Dawlada

4-Madaxa E-Governance