Kormeer uu hogaaminayo Gudoomiye ku Xigeenka Komishanka Maamul-Wanaaga JSL . Mudane, Naasir Ayjeex Jaamac iyo qaar ka mid ah Saraakiisha Komishanka Maamul Wanaag


23/03/2025 Hargeisa
Kormeer uu hogaaminayo Gudoomiye ku Xigeenka Komishanka Maamul-Wanaaga JSL . Mudane, Naasir Ayjeex Jaamac iyo qaar ka mid ah Saraakiisha Komishanka Maamul Wanaaga, oo ka duulaya Masuuliyada Saaran ayaa maanta ka bilaabay Kormeeridda hab-sami-u-socodka maamulka iyo Hubinta iyo dabagalka ku dhaqanka saacadaha shaqada 6 Wasaaradood oo ka mid ah Wasaaradaha Adeega Bixiya .
Waxaa Wasaaradahaa ku qaabilay Masuuliyiinta iyo shaqaale weynaha Wasaaraddahaas.
Waxaanay ahayd Ibo fur kormeero iyo dersido is daba jooga ah oo annnu ka sii wadi wadi doono idamka Alle.
Iyada oo shaqaalahasuna ku tobabarn sida ay hawsha u gudanayaan iyada oo ay isticmaalayaan habraacyo iyo Foomam casri ah oo la jaanqaadaya tiirarka Maamul Wanaaga iyo Habsami u socodka Saacadaha Shaqada .
Allah Mahad Leh