
Gudoomiye ku-Xigeenka Komishanka Maamul-Wanaaga JSL . Mudane, Naasir Ayjeex Jamaac
Arbaca: 18/12/2024Gudoomiye ku-Xigeenka Komishanka Maamul-Wanaaga JSL . Mudane, Naasir Ayjeex Jamaac, ayaa ka qayb-galay Munaasibadda Xil-Wareejinta Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka.Marwo Kaltuun Sh Hassan Abdi
iyo Wasiirkii Hore Ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka Mudane, Axmed Maxamed Diiriye.
Ugu danbayntiina waxaa halka xilkii ugu kala wareejiyay Labada Wasiir Gudoomiye ku-Xigeenka Komishanka Maamul Wanaaga JSL.
Xaflada Xil-Wareejinta oo Ka qabsoontay Hollka Wasaaradda.
Allah Mahad Leh
Xafiiska Wacyigalinta & Xidhiidhka Dadawaynaha Ee KMW