Guddoomiyaha Gudida Maamul-wanaagga Dr.Aadan Axmed Daahir, oo uu weheliyo Komushineer Jaamac Aadan Maxamed (Jirde)

Guddoomiyaha Gudida Maamul-wanaagga Dr.Aadan Axmed Daahir, oo uu weheliyo Komushineer Jaamac Aadan Maxamed (Jirde) ayaa kormeeray Wakaaladda Madbacadda Qaranka.
Guddoomiyaha Madbacadda Qaranka C/raxmaan Abees iyo masuliyiin ka tirsan Madbacadda ayaa Guddoomiyaha uga warbixiyay hawlaha shaqo ee Madbacadda Qaranku u hayso bulshada iyo habka adeeg bixinta Madbacadda.
Guddoomiyaha Maamul wanaagga iyo Madbacadda Qaranka ayaa warbaahinta uga warbixiyay u jeedada kormeerkaasi.
Gudida maamul wanaagga jsl ayaa kormeerka iyo qiimaynta maamul iyo habka adeegbixinta laamaha dawladda ka wadda Goboladda iyo Caasinadda Hargeysa