
Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland
Hargeysa – Salasa 02 September 2025 – Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta yeeshay fadhigii 17aad ee Kalfadhiga 12aad , fadhigan oo uu shir-guddoominayay Guddoomiyaha Golaha, Md. Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon).Intii fadhigu socday, mudaneyaasha Golaha ayaa mid-mid uga codeeyay kuna ansixiyay Masuuliyiinta Komishanka Maamul-Wanaaga JSL . ee kala ah Gudoomiyah,Gudoomiye Ku-xeegnka iyo Gudidda komishanka maamul wanaaga jsl.
Taasi oo natijadii codayntana sidan u Kala helay guud ahaan Masuuliyiinta golaha hortegay ee komishanka maamul wanaaga jsl.
Allah Mahad Leh
"Xafiiska Wacyigalinta &Xidhiidhka Dadweynaha Ee Komishanka Maamul Wanaaga"