TACSI

 TACSI 
Maamulka koomishanka Komishanka Maamul-Wanaaga JSL . oo ay ugu horeeyaan gudoomiyaha, gudoomiye ku xigeenka, Agaasimaha Guud, iyo dhammaan shaqaalaha koomishanka maamul wanaaga waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Ayaan maxamuud ismaciil, oo ka tirsan shaqaalaha koomishanka maamul wanaaga , oo aabaheed ku geeriyootay dalka Ethiopia .
Waxaan Ilaahay uga baryeynaa in uu naxariistii Janno ka waraabiyo, ehelkeedii iyo qoyska uu ka baxeyna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.
Aamiin