Khudbada Gudoomiyaha Komishanka Maamul-Wanaaga Iyo Ladagaalanka Musuqmaasuqa Ee Shirka Sadex Biloodka.

   
Komishanka Maamul-wanaaga iyo Ladagaalanka Musumaasuqa, Jamhuuriyadda Somaliland oo ah xoghaynta guud Ee tiirkan maamul-wanaaga oo kaashanaysa Gudoomiyaha Tiirka Maamul-wanaaga oo ah Wasaaradda Arimaha Gudaha ayaa maanta Soo qaban qaabisay shirkan ayaa wax aka soo qaybgalay Wasiirada Cadaalada iyo Xidhiidhka Goleyaasha, Hay’adaha Caalamiga iyo kuwa Maxaliga ee qaybta ka ah wadaagayaasha Maamul wanaaga iyo ku dhaqanka Shuruucda, ayaa lagaga hadlay arrimo badan oo la xidhiidha Maamul wanaaga.

Gudoomiyaha Komishanka Maamul-wanaaga iyo Ladagaalanka Musuqmaasuqa, Mudane Dayib Aden Xaaji Cali ayaa khudbadiisan ku faahfaahiyey Ahmiyada wadaageyaasha tiirkan Maamul-wanaaga, waxyaalaha ugua qabsoomay Qorshaha Horumarinta Qaranka NDPII. Ugu dambayntiina Mahadnaq u jeediyey ka soo qaybgaleyaasha, Kulanka, Qaadhaan-bixiyeyaasha, iyo Hay’adaha dawladda iyo Ururada aan dawliga ahayn.
Khudbada Gudoomiyuhuna sidan hoose Qoran ayey U dhacday:

1. Hordhaca iyo Muhiimada Tiirka Maamul-wanaaga
Waxa aan halka uga mahadcelinayaa Wasiirada, Agaasimeyaasha Guud, Xunaha Ururada Bulshada iyo Saaxiibada Beesha Caalamka Ee Maanta Ku sugan Shirkan:
Sannadan kulamo iyo hawlo badan oo Tiirkan Maamul-wanaagu qaban lahaa, waxaa caqabad ku noqday safmareenkii COVID-19 oo u saameeyey sida uu dunida inteeda kaleba u saameeynta ugu yeeshay. Siday doontaba ha ahaatee xiligaas oo adkaa Tiirka Maamul-wanaaga wax u qabsoomay waxyaabo badan, sida aad ka arki doontaan presentationka halkan laga samayn doono.
Waxaan doonayaa in aan ku bilaabo in imika la aqoonsaday in musuqa iyo maamulxumadu ay dhib ku yihiin dhismaha hay’addo dawladeed oo wax ku ool ah, kobaca dhaqaalaha, degenaanta iyo amniga. Waxa si dhaqso ah loogu baahan yahay hirgalinta nidaam maamul-wanaag iyo siyaasado lagula dagaalami karo musuqmaasuqa oo la hirgaliyo isla markaana dhamaan hayadaha dawladu isticmaali karaan kuna dhaqmaan.
Sidaa darteed, waxa la abuuray Komishanka Maamul-wanaaga iyo Ladagaalanka Musuqa oo ah Komishan Madax banana oo loo xilsaaray in uu hirgaliyo Maamul-wanaaga isla markaana la dagaalamo musuqmasuqa. Komishanku wuxuu u jiraa in uu hogaamiyo qaybta Maamul-wanaaga, isla markaana dhiso hayado dawladeed oo ku dhisan mabaadiida maamul-wanaaga iyo in uu sameeyo siyaasado lagula dagaalamayo musuqmaasuqa isla markaana lagu hormarinayo maamul-wanaaga.
 

2. Waxqabadka Komishanka Maamul-wanaaga Ee NDPII.
Komishanka Maamul-wanaagu wuxuu xog hayn ka yahay sectorka Maamul-wanaaga, sectorka Maamul-wanaagu waa ka ugu balaadhan isla markaana ugu kakan sectorada ku jira qorshaha hormarinta ee labaad. Sectorka maamul-waxaanu wuxuu ka kooban yahay shan qayb hoosaad, waxaanu hormar la taaban karo ka sameeyey dhinacyada Amniga, Cadaalada, dimuquraadiyada iyo Maamul daadejinta, puplic resource iyo arimaha dibada.
Haddii aan is dul taago, waxa Komishanka uga qabsoomay sanadan NDPII gaar ahaan SDG 16 ( Sustainable Development Goalka) waxa kamida ku wan hoos ku xusan.
1. Sanadan komishanku wuxuu fuliyey isla markaana dhamaystiray cilmi baadhista maamul-wanaaga.
2. Waxaanu diyaarinay siyaasada Maamul-wanaaga iyo siyaasada xil wareejinta dalka oo aanu u gudbinay golaha wasiirada
3. Waxaanu gacanta ku haynaa Qorshaha Fog Komishanka Maamul-wanaaga 2021-2023 oo aanu dhawaan qaban doono kulankii lagu ansixin lahaa
4. Waxaanu hageyaal maamul-wanaag u diyaarinay badhasaabada iyo dawladaha hoose ee dalka iyo Agab wacyigalineed oo aanu gaadhsiinay gobolada dalka
5. Waxaanu diyaarinay shan mashruuc (concept notes) oo noogu jira NDPII laakiin aanaan wali u helin cid maal galisa.
Ugu dambeyn, waxaan u mahad naqayaa Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha, Saraakiisha kale ee hay’adaha dawladda, beesha caalamka iyo qaadhaan bixiyeyaasha ka soo qayb galay kulankan, waxaanan leeyahay waad ku mahadsan tihiin.

Allaa Mahad Leh
Dayib Adan X. Ali
Gudoomiyaha KMW&LM
Xoghaynta Guud ee Tiirka Maamul-wanaaga NDPII

 

4. Waxaanu hageyaal maamul-wanaag u diyaarinay badhasaabada iyo dawladaha hoose ee dalka iyo Agab wacyigalineed oo aanu gaadhsiinay gobolada dalka
5. Waxaanu diyaarinay shan mashruuc (concept notes) oo noogu jira NDPII laakiin aanaan wali u helin cid maal galisa.
Ugu dambeyn, waxaan u mahad naqayaa Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha, Saraakiisha kale ee hay’adaha dawladda, beesha caalamka iyo qaadhaan bixiyeyaasha ka soo qayb galay kulankan, waxaanan leeyahay waad ku mahadsan tihiin.

Allaa Mahad Leh
Dayib Adan X. Ali
Gudoomiyaha KMW&LM
Xoghaynta Guud ee Tiirka Maamul-wanaaga NDPII

----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------

THE SPEECH OF THE CHAIRMAN GGACC ON THE GOOD GOVERNANCE SECTOR MEETING HELD AT AMBASSADOR HOTEL TODAY IN HARGEISA
GGACC Chairman, Honorable, Dayib Aden Haji Ali made a detailed speech on the importance of the governance sector, the achievement made, and the next plans. The chairman paid tribute to all the guests and the ministers, donors and all the attended today’s meeting. However, the speech of the chairman was like the below:-
The Somaliland Good Governance and Anti-Corruption Commission which is the general secretary of the Good Governance Sector of the National Development Plan 2 organized the three months’ Governance Sector Meeting held today at Ambassador Hotel in collaboration with the chairman of the sector- the interior ministry. The meeting was attended by the ministers of parliamentary and justices, Somaliland international partners, local and international organizations in this sector whereby various key issues were discussed today.

GGACC Chairman, Honorable, Dayib Aden Haji Ali made a detailed speech on the importance of the governance sector, the achievement made and the next plans. The chairman paid tribute to all the guests and the ministers, donors and all the attended in today’s meeting. However, the speech of the chairman was like the below:-

SUMMERY OF MAIN POINTS
1. Introduction of importance of Governance
2. Good Governance Achievement of NDPI
3. Thanks to the sub-sector and international community

Thanking to participants
I am thanking here the honorable minsters, international community, government institutions, civil society who participated this meeting.

Introduction: Importance of Governance.
This year the operation of the Governance Sector was severely affected by the Corona virus pandemic as it affected the rest of the world. Despite that the Governance sector has achieved lots of goals during this hard period.

In General, I would like to start that there is now an increasing recognition throughout the public and private sector that corruption and bad governance is a serious obstacle to effective government, economic growth and stability, and good governance system and anti-corruption policies and legislation are urgently required at the all levels of the public and private sector. Poor governance exists in the public sector and most of the public institutions are very weak to deliver effective services to the citizens.

More importantly, the Good Governance and Anti-Corruption Commission is the first national and autonomous commission that will independently operate to improve the governance sector and fight against corruption. The Commission exists to lead this sector to build strong and effective institutions capable of policies and initiate comprehensive response towards fighting corruption and promoting transparency and accountability.

More importantly, the Good Governance and Anti-Corruption Commission is the first national and autonomous commission which will independently operate to improve the governance sector and fight against corruption. The Commission exists to lead this sector to build strong and effective institutions capable with policies and initiate comprehensive response towards fighting with corruption and promoting transparency and accountability.
4. Good Governance Achievement of NDPII
Good Governance & Anti-corruption Commission is the General Secretary of the Governance Sectors, this sector is the largest and the most complex sectors and it consists five sub-sectors. The sectors have achieved a lot of objectives stated in NDPII, including security, democratization, pubic resource and the rule of law. If I clearly stated what the GGACC has achieved SDG 16 of NDPII are:
1. This year, Good Governance conducted and completed the first research of Good Governance among the government institutions in Somaliland and we hope the findings of the research will be presented in separated meeting as soon as possible, for all of those who are interesting in this research will be invited to that meeting, it is a great achievement of the Governance sectors because it highlights the governance status of the government institutions and as well as the recommendation of improving them.

2. We developed the policies of Somaliland Good Governance and Hand over Policies, these two policies have been sent to the cabinet minister and we hope they will be approved soon, once they are approved, I am sure, they will contribute a lot to Somaliland Governance system.
1. This year, Good Governance conducted and completed the first research of Good Governance among the government institutions in Somaliland and we hope the findings of the research will be presented in a separated meeting as soon as possible, for all of those who are interesting in this research will be invited to that meeting, it is a great achievement of the Governance sectors because it highlights the governance status of the government institutions and as well as the recommendation of improving them.

More importantly, the Good Governance and Anti-Corruption Commission is the first national and autonomous commission that will independently operate to improve the governance sector and fight against corruption. The Commission exists to lead this sector to build strong and effective institutions capable with policies and initiate comprehensive response towards fighting with corruption and promoting transparency and accountability.
5. On the other hand, GGACC has completed the concept notes of five projects aimed to strengthen good governance and to fight against corruption by conducting massive awareness campaigns against corruption and promoting governance. So far, those concept notes are waiting to be funded and any international organization interested in investing GGACC concept notes is much welcomed.

Thanking the international community, I do appreciate all the governmental intuitions, International Communities, Donors, local NGO’s, and international NGOs for your good Participation and your willingness to support us to achieve the vision of the Governance sector. T

hank you very much.
Dayib Adan H. Ali
Chairman of GGACC
General Secretary of Governance Sector