Xilwareejinta Agaasimaha Cusub iyo Agaasimihi Hore Ee Wasaaradda H.Qorshaynta Qaranka

Isniin: 29/07/2024 Hargeisa
Xilwareejinta Agaasimaha Cusub iyo Agaasimihi Hore Ee Wasaaradda H.Qorshaynta Qaranka
°°°°°°°°°′°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°
Agaasimaha Guud Ee Komishanka Maamul-Wanaaga JSL . Marwo Fadxiya Maxamed Cabdiraxman ayaa ka qayb gashay Munaasabadda xil-wareejinta Agaasimihi hore Ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumayinta Qaranka Mudane, Mustafe Cumar Faarax iyo Agaasimaha Cusub Mudane, Mohamed Ducaale.
Munaasibada xil wareejinta oo ka qabsoontay xarunta wasaaradda Qorshanta iyo Horumarinta Qaranka ugu danbaynti Agaasimaha Guud Ee Komishanka Maamul Wanaaga Ayaa Xilki uu kala Wareejisay Labada Agaasime Ee Wasaardda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka JSL.
Allah Mahad Leh
"Xafiiska Wacyigalinta&Barashada Maamulka Guud Ee Komishanka Maamul Wanaaga JSL"