Xilwareejimaha Agaasimaha Guud ee Wasaarada Degaanka iyo Horumarinta Reermiiga 

  Gudomiyaha Komishanka Maamul Wanaaga Dayib Aadan X.Cali Ayaa ka qayb Galay Xafaladaha xilwareejimaha Agaasimaha Guud ee Wasaarada Degaanka iyo Horumarinta Reermiiga Cabdinaasir Axmad Xirsi. Gudomiyaha ayaa ilaahay Uga Baryay inuu Agaasimaihii Hore Ee Wasaaradaasi Waxqabadkiisii Ugu Daro Misaanka Xasanaadka Xilwareejinta waxay U Qabsoontay Habraaca Xilwareejineed Ee Uu Qaranku Leeyahay.