Agaasimaha Guud ee Komishanka Maamul Wanaaga JSL Marwo Farxiya Maxamed...

Agaasimaha Guud ee Komishanka Maamul Wanaaga JSL Marwo Farxiya Maxamed Cabdiraxmaan oo ay weheliyaan Agaasimayaasha Guud ee wasaaraddaha Caafimaadka iyo Waxbarashada ayaa bulshada ugu baaqay inay qaataan talaalka covid-19.