Wefdii Uu Hogaaminayey Agaasimaha Ee KMW&LM ayaa wali ku gudda jira Kormeerka Baadhista iyo Qiimaynta Ee Gobolada Galbeedka JSL.



Wefdii Uu Hogaaminayey Agaasimaha Ee KMW&LM ayaa wali ku gudda jira Kormeerka Baadhista iyo Qiimaynta Ee Gobolada Galbeedka JSL.
Agaasimaha guud ee Komishanka Maamul wanaaga iyo Ladagaalanka Musuqmaasuqa, Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Maxamuud Ismaaciil Cilmi oo ay weheliyaan qaar ka mid ah saraakiisha Komishanka ayaa hawgalo baadhis iyo Qiimayn ah ka wada Gobolada Galbeedka Somaliland.