Soo Xidhid Tobabar Ku Saabsan Wax-isku Tabinta Tolmoon , Hogaaminta , Wada-shaqaynta, Hab-dhaqanka Shaqada iyo Xalinta Khilaafaadka.

KMWJSL(GGC) 29-May-2021. 

Gudoomiyaha komishanka Maamul-Wanaaga JSL Mudane Dayib Aadan H.Ali Iyo Gudoomiye Ku/Xigeenka Komishanka Maamul Wanaaga JSL Mudane Liban Ismail Abdilahi Ayaa Gudoonsiiyay Shahaadooyin Qaar ka Mid Ah Shaqaalaha Komishanka Maamul-Wanaaga JSL Oo Dhamaystay Tobabar Ku Saabsan Wax-isku Tabinta Tolmoon , Hogaaminta , Wada-shaqaynta, Hab-dhaqanka Shaqada iyo Xalinta Khilaafaadka. 

Tobabarkaas Oo Socday Mudo Toddoba Cisho ah, Waxaana Bixinayay  Tobabarkan La Taliyaha Komishanka Maamul-Wanaaga JSL Mudane Ahmed Kayse Ali Rooble . 

WA BILAAHI TAWFIIQ