
OMISHANKA MAAMUL-WANAAGA OO KORMEERAY QAAR KA MID AH HAY’ADAHA DAWLADDA
KOMISHANKA MAAMUL-WANAAGA OO KORMEERAY QAAR KA MID AH HAY’ADAHA DAWLADDA○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○
Kormeer uu hogaaminayo Gudoomiye ku_Xigeenka Komishanka Maamul-Wanaaga JSL . Mudane, Naasir Ayjeex Jaamac iyo qaar ka mid ah Saraakiisha Komishanka Maamul Wanaaga, oo ka duulaya Masuuliyada Saaran ayaa maanta ka bilaabay Kormeeridda hab-sami-u-socodka maamulka iyo Hubinta iyo dabagalka ku dhaqanka saacadaha shaqada,6 Wasaaradood iyo hay'adood oo ka mid ah kuwaa Adeega Bixiya .sida Wasaaradda Cadaalada
Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda,Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta,Wasaaradda Arimaha bulshada iyo
Guddida Qandaraasyada Qaranka
Sida daradeed, Waxaa Wasaaradahaa ku qaabilay Masuuliyiinta iyo shaqaale weynaha Wasaaraddahaas.
Waxaanay ahayd Ibo fur kormeero iyo dersido is daba jooga ah oo annnu ka sii wadi wadi doono idamka Alle Dhamaan wasaaraddaha iyo Hay,addaha Dawladda.
Iyada oo shaqaalahasuna ku tobabarn sida ay hawsha u gudanayaan iyada oo ay isticmaalayaan habraacyo iyo Foomam casri ah oo la jaanqaadaya tiirarka Maamul Wanaaga iyo Habsami u socodka Saacadaha Shaqada .
Allah Mahad Leh
Xafiiska Wacyigalinta&Xidhiidhka Dadwaynaha Ee KMW
