kulan Hawleedka Daiyaarinta iyo Maidaynta Qorshe Sanadeedka Hayadaha Dawladda.

kulan Hawleedka Daiyaarinta iyo Maidaynta Qorshe Sanadeedka Hayadaha Dawladda.
.
kulankaasi Ayaa Daarnaa Sidii loo Midayn Lahaa ama loo soo Saari Lahaa Habraac Midaysan Kaasi oo Fududayn
Doona Sidii Loo Kormeeri Lahaa ama loo Dabaqali Lahaa Qorsha Hayadaha Dawlada.


Kulankaasi ayaa ugu Horayntii Waxaa ka Hadlay Gudoomiye ku Xigeenka Kumishanka Maamul Wanaaga,

Libaan Ismaciil Buraale,Waxa uu si  Xeel Dheer uga Hadlay Muhiimada uu Habraacani u Leeyahay Adeega ay Fidinayaan Hayadaha iyo Wasaaradaha Qarank Sidoo Kale Muhiimada ay
 Waaxaha Qorshayntu u Leeyhiin Dhismaha Dawladnimo iyo in Laysku Keeno
Cududaha ay Waxaahaasi Leeyhiin si loo Xoojiyo NDP3 iyadoo laga Fogaanayo Khaladaadkii laga Bartay NDP2.


Sidoo kale Waxa Kulankaasi  ka Hadlay Gudomiyaha Hayada Shaqaalaha Dawlada Mudane  Farxaan Aadan Haybe oo  Carabaabay
in Hay'ada Shaqaalaha Dawladu Curisay Siyaasad Muhiim u ah Hawl Qabadyada Dabagalka iyo Qiimaynta (M & E),
 Isla Markaana Fududayn Doonta Isticmaalka Habraaca Midaysan.

 Wasiir ku xigeenka wasaarada horumarinta Qrshaynta Qaranka Cabdi Qaadir Cumar Jaamac Waxaa uu Sheegay Muhiimada uu Kulankani Leeyahay,iyo in Laga Miradhaliyo.
 Kulankaasi Ayaa Soo Xidhay Gudomiyaha Kumishanka Maamul Wanaaga Mudane Daiyab Aadan Xaaji Cali, Waxaa uu SHeegay in La Meel Marin Doono Habraacsi Iyadoo Lagu Dabagali
Doono Wasaaradaha Iyo Hayadaha Qranka Si Loo Sugu Wax Qabadka Qaranku Leeyahay.