Kooxda Komishanka Maamul-Wanaaga JSL . oo ku Guulaysatay Horyaalka Heerka 3-aad ee Caasimada Hargeis

Kooxda Komishanka Maamul-Wanaaga JSL . oo ku Guulaysatay Horyaalka Heerka 3-aad ee Caasimada Hargeisa.
Guddoomiyaha komishanka Maamul Wanaaga JSL Md. Liibaan Ismaaciil Cabdilaahi iyo Agaasimaha Guud ee KMW Marwo Farxiya Maxamed Cabdiraxmaan oo ay weheliyaan Agaasimaha Maamulka iyo Lacagta ee KMW Md.Cabdirisaaq Maxamud Maxamed, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ciyaaraha iyo Bahda Sports ka ayaa kala qayb galay guusha Kooxda Komishanka Maamul Wanaaga JSL ay ku Guulaysatay Horyaalka Heerka 3-aad ee Caasimada Hargeisa.
Xafiiska Warbaahinta
Komishanka Maamul Wanaaga JSL.
Twitter: https://twitter.com/SLNDGGC/status/1585249981484568576...