Komishanka Maamul-Wanaaga JSL . Marwo Fadxiya Maxamed Cabdiraxman,ayaa booqatay Maktabadda Gobolka Sanaag ee ANFAC


Agaasimaha Guud Ee Komishanka Maamul-Wanaaga JSL . Marwo Fadxiya Maxamed Cabdiraxman,ayaa booqatay Maktabadda Gobolka Sanaag ee ANFAC, ayaad ugu deeqday maktabadda Buug kala duwaan oo ay maktabadda ugu talo gashay.
Sido kalana dhallinyarada gacanta ku haysa maktabadda ANFAC ee Gobolka Sanaag ayaay kelmedo Bogaadin iyo Dhiirri gelin ah usoo jeedisay.
ugu dambayntii Agasimaha guud ee Komishanka Maamul Wanaaga ayaa Saxeexda
Buugga Madaxda soo booqata Maktabadda.
Allah Mahad Leh
"Xafiiska Wacyigalinta & Xidhiidhka Dadwaynaha Ee Komishanka Maamul Wanaaga JSL."





+19


All reactions:
20Komishanka Maamul-Wanaaga JSL . and 19 others