
Komishanka Maamul-Wanaaga JSL . iyo Machad ISIR iyo Hay’adda Accountability
Komishanka Maamul-Wanaaga JSL . iyo Machad ISIR iyo Hay’adda Accountability Lab oo iskaashanaya ayaa maanta tababar laba cisho socon doona u furay shaqaala waynaha xarunta komishanka maamul wanaagga.Ujeedada Tababarkan ayaa ahayd mid aqoonta shaqaalaha kor loogu qaadayo, taas oo qayb ka ah qorshaha tayaynta shaqaalaha komishanka.
Sidadaradeed, Tababarkan ayaa waxaa si rasmiya u furtay Agaasimaha Guud ee komishanka Maamul wanaagga Marwo Deeqa Xaashi.
Allah Mahad Leh
#xafiiska Wacyigalinta&Xidhiidhka Dadwaynaha Ee Komishanka Maamul Wanaag