
Komishanka Maamul-Wanaaga JSL . ayaa maanta tababar u qabtay Isuduwayaasha Gobolka Awdal
Komishanka Maamul-Wanaaga JSL . ayaa maanta tababar u qabtay Isuduwayaasha Gobolka Awdal Tababarkan ayaa ku saabsanaa arrimaha maamul wanaagga iyo maamul daadejinta.Kulankan ayaa waxaa si wada jira u furay Agaasimaha Guud ee Komishanka Maamul wanaagga Marwo Fatxiya Maxamed Cabdiraxmaan iyo Xoghayaha fulinta ee Gobolka.
Allah Mahad Leh
"Xafiiska Wacyigalinta&Xidhiidhka Dadwaynaha Ee Komishanka Maamul Wanaaga"
