
Komishanka Maamul-Wanaaga JSL
Komishanka Maamul-Wanaaga JSL . oo uu ugu horeeyo Gudoomiyaha Komishanka Mudane, Liibaan Ismaciil Cabdilahi, Gudoomiye Ku-Xigeenka Komishanka Mudane Naasir Ayjex Jamac,Agaasimaha Guud Ee Komishanka Maamul Wanaaga Marwo.Fadxiya Maxamed Cabdiraman,Waxay hambalyo u dirayaan dhammaan shaqaale waynaha Komishanka Curashada Sanadka Cusub awgeed. Waxayna u rajaynayaan Shaqaalaha Komishanka Horuumar iyo Barwaaqo.
Allah Mahad Leh
Xafiiska Wacyigalinta & Xidhiidhka Dadwaynaha KMW . oo uu ugu horeeyo Gudoomiyaha Komishanka Mudane, Liibaan Ismaciil Cabdilahi, Gudoomiye Ku-Xigeenka Komishanka Mudane Naasir Ayjex Jamac,Agaasimaha Guud Ee Komishanka Maamul Wanaaga Marwo.Fadxiya Maxamed Cabdiraman,
Waxay hambalyo u dirayaan dhammaan shaqaale waynaha Komishanka Curashada Sanadka Cusub awgeed. Waxayna u rajaynayaan Shaqaalaha Komishanka Horuumar iyo Barwaaqo.
Allah Mahad Leh
Xafiiska Wacyigalinta & Xidhiidhka Dadwaynaha KMW