Komishanka Maamul-Wanaaga JSL

Weftigii uu Hogaaminayay Gudoomiyaha Komishanka Maamul-Wanaaga JSL . Mudane,Liiban Ismaciil Cabdilahi, oo ku guda jira Kormeerka, Baadhista iyo Qiimeynta Hay'addaha Dawlada ee Gobalka Saaxil.