Komishanka Maamul Wanaaga ayaa baadhis ka bilaabay berbera.


Komishanka Maamul Wanaaga ayaa 15/oct/2020 baadhis iyo Qiimayn ka bilaabay Wakaalada Biyaha ee Berbera.