Isniin:08/07/2023 Hargeisa

Isniin:08/07/2023 Hargeisa
Gudoomiyaha Komishanka Maamul-Wanaaga JSL . Mudane,Liibaan Ismaciil Cabdilahi, Agaasimaha Guud We Komishanka Maamul Wanaaga Marwo Fadxiya Maxamed Cabdiraxman,komishaneer Axmed Jaamac Maxamuud, iyo qaar ka mid ah Agaasime Waaxeedyada KMW, Saraakiisha KMW iyo Wakiilka Gobolka Saaxil ee komishanka Maamul Wanaaga.
Ayaa kulan LA qaatay Badhasaab ku- Xigeenka Gobolka Saaxil Ahna Ku simaha Badhasaabka Mudane, Maxamuud Hindi Aadan iyo Maareeye Ku-xigeenka Hay,adda Dekedaha Gobolka Anna Ku Simaha Gobolka Mudane, Cali Siciid Saleeban.Ujeedada kulankan ayaa ahayd Baadhis iyo Qiimayn.
Sida daradeed, Komishanka Maamul-wanaaga ayaa baadhisaha noocan oo kale ah, ka fuliya gobolada dalka oo dhan sanad walba si loo qiimeeyo hanaanka isla-xisaabtanka iyo Banyaalnimada, loona dardargaliyo habka ay hay'adaha dawladdu ugu adeegaan mu'waadiniinta Reer Somaliland.
Allah Mahad Leh
"Xafiiska Wacyigalinta&Xidhiidhka Dadwaynaha Ee Komishanka Maamul Wanaaga JSL"