Hambalyo kooxda kubada cagta Ee Komishanka Maamul-Wanaaga JSL

Hambalyo kooxda kubada cagta Ee Komishanka Maamul-Wanaaga JSL . . Oo ku guulaystay Koobkii Kooxaha Gobaladda Galbeedka oo shalay kadhacday gobolka Gabiley ciyaartaa oo ahayd final- kii kuna dhex martay kooxaha Goodir Gabiley iyo Kooxda Komishanka Maamul Wanaaga.
Waxaan idinku Hambalyeynay naa Dadaalka aad mujiseen iyo ciyaar wanaagaad la timaadeen
Waxa ay noo tahay Guul in Kooxdu ka soo dhaqaaqday heerka saddexaad, Heerka Labaad isla markaana ay imika yihiin Kooxaha Heerka Koobaad.