
Gudoomiyaha Komishanka Maamul-Wanaaga JSL
Gudoomiyaha Komishanka Maamul-Wanaaga JSL . Mudane,Liibaan Ismaciil Cabdilahi, oo ay wahelinayaan qaar ka mid ah Agaasime Waaxeedyada Xafiiska iyo Sarakiisha Xafiiska Ayaa Kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Teknoolajiyadda Mudane, Dr. Axmed Yusuf Idiris iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Mudane, Yusuf Warsame Xasan,Ujeedada Kulanka oo ahayd nidaamka Dersida iyo Qiimeynta Hanaanka Maamul Ee Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda JSL.
