
Gudoomiyaha Komishanka Maamul-Wanaaga JSL . Mudane,Liiban Ismaciil Cabdilahi,ayaa u soo xidhay kulan labo cisho socday oo ujadadiisu ahayd wada tashiga istaraatiyadda Komishanka Maamul-Wanaaga JSL .
Gudoomiyaha Komishanka Maamul-Wanaaga JSL . Mudane,Liiban Ismaciil Cabdilahi,ayaa u soo xidhay kulan labo cisho socday oo ujadadiisu ahayd wada tashiga istaraatiyadda Komishanka Maamul-Wanaaga JSL .Kulankan oo ay ka soo qayb galeen daneeyayaal kala duwan sida madaxa xafiiska ingiriiska ee Somaliland ( FCDO), Mrs Louise Hancock, Madaxa Xafiiska Qaramadda Midoobay ee Somaliland, Mr Nikolia, ku simaha Madaxa Xafiiska EUCAP ee Somaliland Thomas, madaxa xafiiska NIMD, Cabdijaliil Daahir iyo Agaasimayaasha Waaxaha Qorshaynta ee Wasaaraddaha iyo Hay'addaha qaar ka mid ah.
Allah Mad Leh
"Xafiiska Wacyigalinta&Xidhiidhka Dadwaynaha Ee Komishanka Maamul Wanaaga"
