
Gudoomiyaha Komishanka Maamul-Wanaaga JSL . Mudane, Liiban Ismaciil Cabdilahi ayaa u furay kulan hawleed
14/04/2025 HargeisaGudoomiyaha Komishanka Maamul-Wanaaga JSL . Mudane, Liiban Ismaciil Cabdilahi ayaa u furay kulan hawleed lagu naaqishayo strategy-yadda 5 ta sano ee komishanka maamul wanaagga shaqaalaha komishanka. Kulankaas oo ay iska kaashadeen Machadka ISIR iyo Accountability Lab.
Kulankan ayaa waxaa u ka qabsoomay Hotel ka Ambassador.
Allah Mahad Leh
"Xafiiska Wacyigalinta &Xidhiidhka Dadwaynaha Ee Komishanka Maamul Wanaaga
