Guddoomiyaha Ku-Xigeenka Komishanka Maamul Wanaaga JSL

Guddoomiyaha Ku-Xigeenka Komishanka Maamul Wanaaga JSL. Ahna Ku simaha Gudoomiyaha Komishanka Md:Naasir Ayjeex Jaamac ,Agaasimaha Guud ee Komishanaka Maamul Wanaaga JSL. Marwo Farxiya Maxamed Cabdiraxmaan. Iyo Dhamaan Shaqaalaha KMW.
WAXAY HAMBALYO U DIRAYAAN SHACABKA REER SOMALILAND SANNAD GUURADA 34 AAD EE 18 Ka MAY.
Allah Mahad Leh
"Xafiiska Wacyigalinta &Xidhiidhka Dadwaynaha Ee Komishanka Maamul Wanaaga JSL.