Fasax Shaqaale

Fasaxa Shaqaalaha Covid-19

Dhamaan Shaqaalaha Komishanka Maamul- Wanaaga waxaa lagu wargalinaya in
ay fasax yihiin muddo laba bilooda iyada oo laga duulayo ka hortaga fayraska
COVID-I9,Alle (SWT) ha inaga badbaadiye ,Marka laga reebo Agaasime
Waaxeedyada komishanka maamul-wanaaga iyo shagaalaha xisaabaadka 00
iyagu shaqada komishanka sil wadaya , sidoo kale cidii shaqo dheerada Haysa ama looga
maarmi waayo in ay jogaan.