- Home
-
- Agaasimaha Guud ee Komishanka Maamul-Wanaaga JSL .
Agaasimaha Guud ee Komishanka Maamul-Wanaaga JSL .
Marwo Farxiya Maxamed Cabdiraxmaan ayaa maanta xilkii u kala wareejisay Agaasimahii hore ee Guddida Qandaraasyada Qaranka Mudane Cabdiraxmaan Xaaji Ismaaciil iyo Agaasimaha Cusub ee Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland Mudane Maxamed Cabdillaahi Cabdiraxmaan (Caynab).