
Agaasimaha Guud Ee Komishanka Maamul-Wanaaga JSL . Marwo Fadxiya Maxamed Cabdiraxman, ayaa maanta soo saartay Warqadan
Hargaysa: 30-12-2024Agaasimaha Guud Ee Komishanka Maamul-Wanaaga JSL . Marwo Fadxiya Maxamed Cabdiraxman, ayaa maanta soo saartay Warqadan oo ah ilaalinta Sacadaha Shaqada iyada oo racaysa Wareegtadi Madaxweynuhu u ku amray Shaqaalaha Dawladda in la ilaaliyo xiliga shaqada, isla markaana amar kubixisay in ay fuliyaan Shaqaalaha Komishanka ilaalinta wakhtiga Shaqada.
Agaasimaha oo arrintaasi ka duulaysa ayaa soo saaratay qoraalkan iyadoo amar buuxda udiratay shaqaalaha Komishanka Maamul Wanaaga JSL.
ALLAA MAHAD LEH
" Xafiiska Wacyigalinta&Xidhiidhka Dadwaynaha Ee KMW"