
Agaasimaha Guud Ee Komishanka Maamul-Wanaaga JSL
27/04/2025 HargeisaAgaasimaha Guud Ee Komishanka Maamul-Wanaaga JSL . . Marwo, Fadxiya Maxamed Cabdiraxman ayaa ka qab-gashay Shirwaynaha 5aad Ee Doorashada Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland.
Oo uu shir Gudoominayay Komishanka Maamul Wanaaga, Wasaaradda Caddaalada, iyo Xubin Civil Society ka tirsan.
Waxanaa la dooranayay Gudoomiyaha iyo Gudoomiye Ku_Xigeenka Ee Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland.
Ugu danbayntii Maxamud Cabdi Aw Xirsi ayaa loo doortay Gudoomiyaha xidhiidhka Kubadda Cagta JSL Oo Codkii ugu Badna Helay.
halka Gudoomiye ku Xigeenka xidhiidhka kubada Cagta JSL. Loo doortay, Caadil Good Hurre oo Codkii ugu Badna helay.
Allah Mahad Leh
" Xafiiska Wacyigalinta &Xidhiidhka Dadwaynaha Ee Komishanka Maamul Wanaaga JSL"
