
26 JUNE KMW
Komishanka Maamul Wanaaga oo uu ugu horeeyo Gudoomiyaha Komishanka Mudane, Liibaan Ismaciil Cabdilahi, Gudoomiye Ku-Xigeenka Komishanka Mudane Naasir Ayjex Jamac,Agaasimaha Guud Ee Komishanka Maamul Wanaaga Marwo.Fadxiya Maxamed Cabdiraxman.Waxay Hambalyo u dirayaan dhammaan umada reer Somalilanad oo ay ugu horeeyaan Shaqaalaha waynaha Dawladda, xaasaskooda iyo carruurtooda munaasibadda xuska 26 june awgeed, waxaanay u rajaynayaan in ay ku gaadhan sannadkan sannadkiisa, badhaadhe iyo nabad-gelyo waarta, Sida oo kale waxay sigaara ugu hambalyaynayan Shaqaalah Komishanka Maamul Wanaaga JSl.
Allah Mahad Leh
Xafiiska Wacyigalinta & Xidhiidhka Dadwaynaha KMW