Xilwareejinta Agaasimaha Cusub iyo Agaasimihi Hore Ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada JSL.


Salaasa : 06/08/2024 Hargeisa
Xilwareejinta Agaasimaha Cusub iyo Agaasimihi Hore Ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada JSL.
°°°°°°°°°′°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°°
Agaasimaha Guud Ee Komishanka Maamul-Wanaaga JSL . . Marwo Fadxiya Maxamed Cabdiraxman ayaa ka qayb gashay Munaasabadda xil-wareejinta Agaasimihi Hore Ee Wasaardda Deegaanka Iyo Isbedelka Cimilada JSL. Mudane, Maxamed Cabdilahi Ducaale iyo Agaasimaha Cusub Mudane, Dr Cabdirisaq Jamaac Nuur.
Munaasibada xil wareejinta oo ka qabsoontay xarunta Wasaaradda Deeganka iyo Isbadalka Cimilada JSL. ugu danbaynti Agaasimaha Guud Ee Komishanka Maamul Wanaaga JSL. Ayaa Xilki uu kala Wareejisay Labada Agaasime Ee Wasaadda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada JSL.
Allah Mahad Leh.
Xafiiska Wacyigalinta&Barashada Maamulka Guud Ee Komishanka Maamul Wanaaga JSL"