Shaacinta Qorshe Hawoleedka komishanka Maamul-Wanaaga. 2022-2023

Godomiyaha GGC Dayib Aden x.cali Ayaa Shaaciyay Qorshe Hawoleedka Komishanka Maamul-Wanaaga Qorshahaasi Ayaa Waafaqsan Qorshaha Qaranku Uu Leeyahay.Qorshahaasi Ayaa Kor u Qaadaya Halbeega Maamul-Wanaaga Ee Wasaaradaha Iyo Hayadaha Qaranku uu Leeyahay.