Soo Xidhid Tobabar Ku Saabsan Wax-isku Tabinta Tolmoon , Hogaaminta , Wada-shaqaynta, Hab-dhaqanka Shaqada iyo Xalinta Khilaafaadka.
KMWJSL(GGC) 29-May-2021.Gudoomiyaha komishanka Maamul-Wanaaga JSL Mudane Dayib Aadan H.Ali Iyo Gudoomiye Ku/Xigeenka Komishanka Maamul Wanaaga JSL Mudane Liban Ismail Abdilahi Ayaa Gudoonsiiyay Shahaadooyin Qaar ka Mid Ah Shaqaalaha Komishanka Maamul-Wanaaga JSL Oo Dhamaystay Tobabar Ku Saabsan Wax-isku Tabinta Tolmoon , Hogaaminta , Wada-shaqaynta, Hab-dhaqanka Shaqada iyo Xalinta Khilaafaadka.
Tobabarkaas Oo Socday Mudo Toddoba Cisho ah, Waxaana Bixinayay Tobabarkan La Taliyaha Komishanka Maamul-Wanaaga JSL Mudane Ahmed Kayse Ali Rooble .
WA BILAAHI TAWFIIQ