Komishanka Maamul-Wanaaga JSL iyo Qiimaynta Dawladda Hoose Ee Degmada Boorama.

Komishanka Maamul-Wanaaga JSL iyo Qiimaynta Dawladda Hoose Ee Degmada Boorama.
...............................................................................
Qiimayntii Komishanka Maamul Wanaaga JSL ka bilaabay shalay dawladda hoose ee degmada Borama oo weli socota iyo shaqaalaha komishanka Maamul Wanaaga oo ku guda jira shaqadoodii qiimaynta.
Iyaga oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee KMW Marwo Farxiya Maxamed Cabdiraxmaan, Komishaneer Cabdiqaadir X Ismaaciil iyo Agaasimaha waaxda Qorshaynta Cabdifataax Cali Habbane
#KMW2022.