Komishanka Maamul-Wanaaga JSL oo sii wada Dersida iyo Qiimaynta Hanaanka Maamul Wanaagga.

Komishanka Maamul-Wanaaga JSL oo sii wada Dersida iyo Qiimaynta Hanaanka Maamul Wanaagga Dawladdaha Hoose ee Dalka ayaa Saaka ka bilaabay Dawladda Hoose ee Caasimadda Hargeysa oo noqonaysa tii 5 aad ee uu ka fuliyo Dersida iyo Qiimaynta Hanaanka Maamul Wanaagga komishanku.