Guddoomiyaha Komishanka Maamul Wanaaga JSL Md. Liban Ismail Burale iyo Xafladii furista Kastamka Ina-guuxaa.

Maanta oo ay taariikhdu tahay 27/August/2022.
Waxa Xafiiska Komishanka Maamul Wanaaga JSL Ka qabsoomay kulanka Agaasime Waaxeedyada iyo Masuuliyiinta Sare ee Komishanka Maamul Wanaaga JSL.