Godomiyaha Komishanka Maamul Wanaag oo ka Hadlay Munaasibad ku saabsan Komishinka Xuquuqul-insaanka

Gudomiyaha KMW Daiyb Aadan Xaaji Cali Ayaa ka Qayb Galay Munaasibad uu Komishanka Xuquuqda Aadamahu Warbixin Kusoo Bandhigayay , Munaasibadaasi Ayaa Waxaa Kasoo Qayb galay Daneeyayaasha Xuquuqda Aadamaha Somaliland,  Godomiyaha Ayaa Ku bogaadiyay  Komishinka Xuquuqda Aadamaha Warbixinta uu Soo Bandhigay, Wuxuu Tibaaxay Muhiimada Ka Dhaxaysa ilaalinta Xuquuqda Aadamaha iyo Maamul Wanaaga iyada oo Ay Wada Yeelan Doonaan Tababaro Wadaag Ah, Tababaradaasi oo Gogol Dhig u Noqon Doona Wada Shaqaynta Labada Kumishan.