Agaasimaha Guud ee Komishanka Maamul-Wanaaga JSL . Marwo Farxiya Maxamed Cabdiraxmaan ayaa tobarar laba cisho u socday qayb Ka mid ah shaqaalaha Komishanka Maamul Wanaaga u soo xidhay.

Maanta oo ay taariikhdu tahay 11.09.2022.
Agaasimaha Guud ee Komishanka Maamul-Wanaaga JSL . Marwo Farxiya Maxamed Cabdiraxmaan ayaa tobarar laba cisho u socday qayb Ka mid ah shaqaalaha Komishanka Maamul Wanaaga u soo xidhay.
Kaas oo ahaa "Qiimaynt Hawl Qabadyada"
oo ka Qabsoomay Hall-ka Komishanka.
Tobararkan waxa bixinaayay Saleebaan Maygaag oo ah Agaasime waaxeedka waaxda Qiimaynta shaqaalaha ee Hay'adda Shaqaalaha Dawladda.
Gabagabadiina Agaasime Guud Marwo Farxiya Maxamed Cabdiraxmaan waxay shaqaalaha Kula dardaarantay inay weeleeyaan Khibrada iyo Aqoonta ay ka qaateen Tobabarkan.