Agaasimaha Guud ee Komishanka Maamul-Wanaaga JSL .

Agaasimaha Guud ee Komishanka Maamul-Wanaaga JSL . Marwo Farxiya Maxamed Cabdiraxmaan ayaa xilkii u kala wareejisay Agaasimihii hore ee Wasaaradda Arimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Maxamed Cabdilaahi Ducaale iyo Agaasimaha Cusub ee wasaaraddaasi Mudane Siciid Axmed Cabdikariin oo xafladda xilwareejintoodu maanta kanqabsoontay Hall-ka komishanka Maamul Wanaaga JSL.