Xubnaha cusub ee Komishanka Maamul wanaaga ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 19/06/2025, doortay gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenka cusub ee komishanka hogaamin doona.