Guddoomiyaha Komishanka Maamul Wanaaga JSL Mudane Liibaan Ismaaciil Cabdillaahi ayaa xilkii u kale wareejiyay...

 
.Guddoomiyaha Komishanka Maamul Wanaaga JSL Mudane Liibaan Ismaaciil Cabdillaahi ayaa xilkii u kale wareejiyay Wasiirkii hore Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka Mudane Cumar Cali Cabdillaahi iyo Wasiirka cusub Mudane. Axmed Aadan Buuxane oo ay saaka Munaasibadda xilwareejintoodu ka qabsoontay xarunta Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka JSL.